Maraykanka oo xaqiijiyey inuu xoog ku furtay ajaaniib ku afduubnaa Somalia iyo Galmudug oo soo dhoweysey howlgalkaas
By admin
Hargeisa (somaliweekly)Saraakiil magaalada Washignton ee dalka Maraykanka ka hadlay ayaa sheegay in ciidamo si gaar ah loo tababaray oo Amerikan ah ay- Madaxweyne Ku xigeenka iyo Xukuumada oo KHilaaf soo kala dhex galay lana filayo inuu is casilo
- Madaxweynaha Somaliland oo Lagu Martiqaaday Shir ay kooxaha somalia dawlada ingiriisku u qabanayso
Telefishinka Madaxa Banana Ee Horncable Oo Weli Albaabadu U Laaban Yihiin Iyo Urur Saxaafadeed Oo Cambaareeyey Xukuumada Siilaanyo
By admin
Mogadisho (Somaliweekly) Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) waxa uu cambaareynayaa falka booliska magaalada Hargeysa ay ku weerareen xafiisyada telefishinka caalamiga ee HornMuddaharaado lagu dalbanayo in dib loo furo HCTV oo laga cabsi qabo in uu maanta dhaco
By admin
Hargeisa (somaliweekly) Ilaa iyo intii ay shalay xukumadda Siilaanyo ay albaabada u xidhay xaruntii HCTV ee magaalada Hargeysa isla markaasina ay gabiShirweynihii Xisbiga Ucid Oo mar sadexaad u doortey Gudoomiyaha xisbiga Faysal cali waraabe
By admin
Hargeisa (somaliweekly) Shirwaynihii xisbiga Ucid ee ka furmay magaalada hargeysa ayaa manta la soo gabababeeyey,shirkan oo socday mudo laba cisho ah- The 10 10 10 plan to curb the prolonged conflict in Somalia:
- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Cadeeyay Mawqifka Xukuumada ee shirka taleex oo Sheegay in aanay dulqaadan doonin wax alle wixii Qaranimada Somaliland Wiiqaya.
- Gudoomiyaha Gudida Diiwangelinta Ururada ayaa ku dhawaaqay Ururada sida rasmiga ah isu diiwaangeliyey
- Shirkada isgaadhsinta Telesom oo la gudoonsiiyey Shahaado sharaf. Taas oo ay ku mutaysatay kordhinta adeegyada Cusub iyo Shaqaalaysiinta Dhalinyarada somaliland
Xarakada Al-Shabaab oo digniin u dirtay Dowladda Jabuuti
Jimco, December 16, 2011 (HOL) − Iyadoo dowladda Jabuuti ay sheegtay inay 850 oo ciidamadeeda ka mid ah ay u dirayso Soomaaliya si ay uga noqdaan AMISOM ayaa waxaa arrintan ka hadashay Xarakada Al-shabaab, iyagoo uga digtay Jabuuti inay ciidamadeedu noqdaan xaabo dabka lagu shito. Afhayeenka Xarakada Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay Jabuuti uga digayaan inay ciidamadeeda ku biiriso AMISOM, haddii kale ay la kulmi doonaan wixii ay la kulmeen ciidamadii kasoo horjeeyay. "Jabuuti waxay sheegi jirtay inaysan wax lug ah ku lahayn dhibaatada ...
Lewiston Mayor-Elect Versus the Black Widows
DownEast.com Friday, December 16, 2011 Lewiston had an unusual election this week, in which the candidates were a dead guy and a brain-dead guy. Bob Macdonald, the latter, won by a narrow margin and promptly went into wacky dictator mode, threatening his opponents with revenge. The leader of those opponents, Mark Paradis, wisely remained silent, in part because he had a reputation for moderation and seeking consensus, but mostly because he had passed away a few days before the election, a development that probably helped tip the outcome in Macdonald’s favor. In any case, the new mayor-elect ...
Shirweynihii Xisbiga Ucid Oo mar sadexaad u doortey Gudoomiyaha xisbiga Faysal cali waraabe |
Xisbiga Udub oo Murashaxa Madaxweynaha u doortey Aqonyahan Jamal ali Hussien |
Gudoomiye ku xigeen Barlamaanka Kenya oo Booqosha somaliland ku yimid |